st paul

st paul

URURKA DHALINYARADA DYSE IYO JAALIYADDA DDSI EE GOBLKA MINNESOTA OO GROONKA DIYAARADAHA ST PAUL MI

2mo ago
SOURCE  

Description

URURKA DHALINYARADA DYSE IYO JAALIYADDA DDSI EE GOBLKA MINNESOTA OO GROONKA DIYAARADAHA ST.PAUL. MINNEAPOLIS INTERNATIONAL AIROPORT KU SOO DHAWEEYAY GUDDOOMIYAHA URURKA DYSE MUDANE KHADAR MOHAMED OLAD OO SAFAR SHAQO UGU MAQNAA, GAAR AHAAN GOBOLKA SOOMAALIDA ITOOBIYA EE LOO YAQAAN DDSI IMINKANA KU SOO LAABTAY MINNESOTA HALKAAS OO UU WARBIXIN KU SIIYAY JAALIYADDA DDSI IYO URURKA DHALINYARADA DYSE. EE MINNESOTA.